Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun: Professor Omar Eno oo Kol Dhaweyd Ku Geeryoodey Dalka Talyaaniga

11
264

omarInaali laahi wa inaa ileyhi raajicuun Warar kol dhaweyd inaga soo gaarey magalada torino ee dalka talyaaniga ayaa sheegaya in Alah u naxariistee Professor Omar Eno from Portland State University uu halkaasi ku geeryoodey saqdii dhexe ee xaley.

Dhamaan bahda daafeet media, Reer Abicar Cali iyo Reer Cali Siidi waxaa ay halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan dhamaan shacabka soomaaliyeed gaar ahaan shacabka koonfur galbeed ee ku nool dalka iyo dibada, Reer Eenow meel walba oo ay dunida ka joogaan.

waxaa kaloo ay halkan tacsi taa la mid ah u dirayaan dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryoodey Professor Omar Eno  wexeyna leeyihiin samir iyo iimaan ilaahey ha inaga wada siiyo janadii fardowsa ilaahey haka waraabiyo amiin amiin.

11 COMMENTS

  1. Ilaahay ha u naxriito Prof. Eno. Familkiisa iyo saaxibadiisa iyo dhamaan shacabka Somali samir iyo imaan ilaah haka siiyo.
    Janadii fardowsa ilaah haka waraabiyo.
    Amiin-Amiin.

  2. INAALILLAAHI WA ILAYI RAAJICUUN. ALLAH ha u naxariisto Prof. Cumar Cabdulqaadir Eenow, qabrigiisa waasac ALLAH ooga dhigo, janadii Fardowsana ALLAH ha u kaso. qoyskii uu ka geeriyooday iyo asxaaabtiina sabra ILAAHAY haka siiyo.

    Aamiin

    • INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN. ALLAH ha u naxariisto Prof. Cumar Cabdulqaadir Eenow, qabrigiisa waasac ALLAH ooga dhigo, janadii Fardowsana ALLAH ha u kaso. qoyskii uu ka geeriyooday iyo asxaaabtiina sabar ILAAHAY haka siiyo.

      Aamiin

  3. INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN. ALLAH ha u naxariisto Prof. Cumar Cabdulqaadir Eenow, qabrigiisa waasac ALLAH ooga dhigo, janadii Fardowsana ALLAH ha u kaso. qoyskii uu ka geeriyooday iyo asxaaabtiina sabar ILAAHAY haka siiyo.

    Aamiin

  4. inaa lilaah wa ina ilahey raajicuun. allaah u naxariisto Professor Omar Eno oo ku geeriyoodey torino,italy
    Dhamaan bahda Gadowne News,& 24saac News, Reer sheikh aadan iyo Reer shariif ibraahim dalka & dibaddiisa waxaa ay halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan dhamaan shacabka soomaaliyeed gaar ahaan shacabka koonfur galbeed ee ku nool dalka iyo dibada, Reer Eenow meel walba oo ay dunida ka joogaan.
    Janadii fardowsa ilaah haka waraabiyo.
    Amiin-Amiin.

    Shariif Macalin Ibraahim/deerow,Suure.
    Maamulaha guud gadowne news 24saac News.

  5. ACWW.
    INAA LI’LAAHI WA I’NAA I’ LEEYHI RAAJICUUN .
    DHAMAAN SOMALI WEEYN IYO EHELADDA PEF:-EENOOW WAXAAN UGA TACSIYEEYNAYAA GEERIDDA .
    PERF:-OMAR EENOOW WAXAANA LEEYAHAY ILAAH SW HA U NAXARIISTO ISAGANA JANADII fardoowsa eebe sw ha geeyo aamiin.

    • I may be exaggerating this but it may sound little bit suspicious that he died in Torino Italy. was he sick or just passed away in the night? I may suspect former Somali government may poison him because he was outspoken about the injustice in the country towards the minority.

Comments are closed.